Jawaari oo Iscasilaadiisii kadib maanta kasoo dhax muuqday Fadhiga Baarlamaanka

Gudoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta markii ugu horeesay kasoo dhax muuqday Fadhiga Baarlamaanka kadib is casilaadiisii Xildhibaanada golaha Shacabka ayaa si weyn xarunta ugu soo dhaweeyay Xildhibaan Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo mudo dhow bil ah aan tagin xarunta Baarlamaanka kadib markii uu xilka Afhayeenka iska casilay. Jawaari … Continue reading Jawaari oo Iscasilaadiisii kadib maanta kasoo dhax muuqday Fadhiga Baarlamaanka